DiscoverKabasho
Kabasho
Claim Ownership

Kabasho

Author: Hamda Hussein

Subscribed: 2,179Played: 23,266
Share

Description

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸 

51 Episodes
Reverse
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.Dhagaysi wacan.
Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo xidhiidhka noocaas ahi. Dhagaysi wanaagsan.
Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan
Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid Xakamaynta Dareemadaada. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan.
Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta. Dhagaysi wanaagsan . --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa . Dhagaysi wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan.Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Weli awoodahaaga qofeed , wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha' , ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu.Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin Wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah. Dhagaysi wanaagsan.--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi Wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message
loading
Comments (9)

Nazaal Abdi

it's my first time that I listen kabasho i.a it will help me

Apr 7th
Reply

Hussein Omar

mansha Allah wll Hamda mahadsanid inbadan. runtii waxbadan ayaan kaa faa'iday.

Aug 11th
Reply

Abdifatah Ardaale

wlasheen

Feb 20th
Reply

Aamina Xassan

asc hamda husein

Nov 12th
Reply

Hawe

waayo tagay bay dib iixasuusiyeeen.

Oct 25th
Reply

Najma Mahdi Ibraahim

Hamda Husein rabi haka abaal mariyo walaal❤

Oct 25th
Reply

Cabdirasaaq Abuukar Maxamed

mahadsanid ustaad hamda hussein

Oct 20th
Reply

Abdifatah Ardaale

mahadsanid walal hamda huseen

Mar 30th
Reply

Wazira Y Mohamed

qalbiyeey deganaan badan ayaan daremay intaan barnamijkan la socday waxyabo badano an naftayda ku dhibi jiray qyan kadaayey mahadsanid wl❤👑

Feb 12th
Reply
loading